Episodes 123
Avg. Duration 34m
Activity Highly Active
Since Dec 2019
Latest Episode Jun 2026

Publishing Details

Schedule
Weekly
Format
Episodic
Consistency
1%
Hosting
rss.buzzsprout.com

About This Podcast

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

Podcasting 2.0 Features

funding transcript

Explore Statistics

Recent Episodes

S12E9 SE12EP09 Cali Dhaanto

Jun 11, 2026 44m Transcript

Send us Fan MailCali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan!Support the show

S12E7 SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15

Jun 11, 2026 19m Transcript

Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

S12E8 SE12EP08 Faraska Madow

Jun 11, 2026 1h 44m Transcript

Send us Fan MailFaraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan!Support the show

S12E6 SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad

Apr 18, 2026 34m Transcript

Send us Fan MailWaa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan!Support the show

S12E5 SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan"

Apr 16, 2026 34m Transcript

Send us Fan MailSaalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan!Support the show

S12E4 SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood

Apr 14, 2026 1h 6m Transcript

Send us Fan MailOmer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan!Support the show

S12E3 SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka

Apr 06, 2026 1h 42m Transcript

Send us Fan MailFahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show

S12E2 SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad

Mar 30, 2026 33m Transcript

Send us Fan MailBuug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aadSupport the show

S12E1 SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14

Mar 25, 2026 16m Transcript

Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

S11E6 SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2

Mar 24, 2026 38m Transcript

Send us Fan MailGaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

S11E5 SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1

Mar 24, 2026 37m Transcript

Send us Fan MailGaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan!Support the show

S6E6 SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?

Jul 15, 2025 42m

Send us Fan MailDr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan…

S11E4 SE11EP04 Sirta Maanka

Jan 31, 2025 37m

Send us Fan MailCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka…

S11E3 SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"

Jan 24, 2025 30m

Send us Fan MailWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show

S11E2 SE11EP02 Qaxii Suudaan

Jan 18, 2025 1h 4m

Send us Fan MailDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show

S11E1 SE11EP01 ABDI ADDE

Jan 07, 2025 30m

Send us Fan MailABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan!Support the show

S10E4 SE10EP04 Waan Is Guursannay 4

Oct 04, 2024 36m

Send us Fan MailWaa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!Support the show

S10E3 SE10EP03 Waan Is Guursannay 3

Sep 23, 2024 17m

Send us Fan MailWaa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show

S10E2 SE10EP02 Waan Is Guursannay 2

Sep 16, 2024 15m

Send us Fan MailWaa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show

S10E1 SE10EP01 Waan Is Guursannay 1

Sep 13, 2024 13m

Send us Fan MailWaa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi…

Frequently Asked Questions

How many episodes does Codka Ubax have?

Codka Ubax has published 123 episodes since December 2019, covering topics in Arts, Leisure.

Is Codka Ubax still active?

Codka Ubax is currently highly active with new episodes weekly. Average episode length is 34m.

Similar Podcasts