Publishing Details
Contact & Outreach
About This Podcast
Somalia faces multiple governance challenges. The country is recovering from years of conflict, lawlessness and weak administration. Understanding and improving governance in Somalia is one of the core missions of Somali Public Agenda. Join Mahad Wasuge, SPA Executive Director, and his guests who will delve deep into governance issues in Somalia in the Maamul Wanaag podcast.
Social Media
Explore Statistics
Recent Episodes
Dastuurka Federaalka Soomaaliya: Maxaa La Beddelay, Sideese Loo Ansixiyay?
4-tii Maarso 2026, fadhi wadajir ah oo ay yeesheen labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay wax-ka-bedelka 11 cutub oo ka mid ah dastuurka kumeelgaarka ah, sidoo kale…
Islaamka iyo Dowladnimada
Dowladnimada casriga ah oo ay Soomaaliya lahayd tan iyo 1960-kii weli waa liiceysaa. Dad badan ayaa aaminsan in aan la is waafajinin dowladnimada, qabiilka & diinta. Soomaaliya oo ay dadkeedu…
Maareynta Kalaguurka: Dastuurka, Doorashooyinka & Dibadbaxyada
Muddadii afarta sano ahayd ee la doortay baarlamaanka federaalka waa dhamaatay. Sidoo kale muddadii afarta sano ahayd ee Madaxweynaha ayaa dhamaaneysa 15-ka May ee sanadkan. Weli dhinacyada heshiis…
Aragtida Dowladnimada
Horraantii sanadkan ayaa la soo bandhigay buug cusub oo ciwaankiisu yahay “Aragtida Dowladnimada”(The Idea of a State). Buuggan waxaa qoray Xuseen Sheekh Cali oo labo jeer soo noqday Lataliyaha…
Wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Maareynta Doorashooyinka Dalka
Kadib burburkii shirkii u socday Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka, Baarlamaanka Federaalka ayaa dardargeliyay dhameystirka dib-u-eegista dastuurka. 4-tii Maarso ayuu Baarlamaanku…
Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research
State-building efforts in Somalia have faced persistent challenges for decades. In this episode, we speak with a leading researcher from the London School of Economics about the realities of…
Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM
Howlgalka nabad-ilaalinta AUSSOM waxa uu Soomaaliya ka shaqeynayay tan iyo sanadkii 2007. Waa kid kamid ah howlgallada nabad ilaalin ee ugu wakhtiga dheer. Inkastoo ay jireen dadaallo kala duwan oo…
S1E66 Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dhacay 1954 ilaa 1969
Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad doorasho. Dhawaan dadka ku nool Muqdisho ayaa qaarkood ka qeyb galay doorasho gole deegaan oo Muqdisho laga qabtay kadib muddo ka badan 55 sano. Maxaa casharro…
S1E65 Saameynta Aqoonsiga Israel ee Somaliland ku yeelan karo Somaliland, Soomaaliya & Gobolka
Israel ayaa dhamaadkii 2025 aqoonsatay Somaliland. Somali Public Agenda (SPA) ayaa daabacday warbixin gorfeyneysa sababaha loo maleyn karo in ay keeneen aqoonsiga, iyo saameynta uu ku yeelan karo…
S1E64 Hannaankii Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur & Dhismihii Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960)
Israel ayaa 25-kii Disembar 2025 aqoonsatay Somaliland. Doodda Somaliland 34-tii sano ee ugu dambeysay waxa ay ahayd in ay ahayd dal madax-banaani qaatay 26-kii Juun 1960-kii kahor inta aanu ku…
Nooca Dowladnimada Miyay Naga Baahday? Tirada Siyaasiyiinta iyo Baaxadda Hay'addaha Dowladda
Wasiirkii hore ee Batroolka Soomaaliya oo hadda falanqeeya arrimaha siyaasadda iyo dowlad-dhiska Mohamed Mukhtar Ibrahim ayaa dhawaan qoray labo maqaal oo ka hadlaya metelaadda iyo baaxadda hay’adaha…
Jamhuuriyadda Saddexaad 25 Sano Kadib Shirkii Nabadda ee Carta
25 sano ayaa laga joogaa markii bishii August 2000 lagu dhisay Jamhuuriyadda Saddexaad ee magaalada Carta ee dalka Jabuuti. Shir lagu maamuusayo sanadguuradaas ayaa dhawaan lagu qabtay magaalada…
Maareynta Doorashooyinka Soomaaliya iyo Caqabadaha Ku Xeeran
Dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku jirtaa sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista dastuurka weli waa qabyo. Hannaanka doorashada waxa aanan qeyb ka ahayn…
Aqoonsi-u-raadinta Somaliland & Dadaallada Dowlad-dhiska Soomaaliya
Dalka Mareykanka waxaa ka socda dadaallo lagu raadinayo in uu Mareykanka u aqoonsado Somaliland dal ka madax-bannaan Soomaaliya. Dhanka kale dowladda federaalka ayaa wadda dadaallo loogasoo horjeedo…
Nidaamka Metelaadda Beelaha ee 4.5 & Xilalka Sarsare ee Soomaaliya
25 sano ayaa laga joogaa markii bishii August 2000 lagu dhisay Jamhuuriyadda Saddexaad magaalada Carta ee dalka Jabuuti. 4.5 in awoodaha loo qeybsado waxa ay kamid ahayd tiirarkii lagu dhisay…
Qorshaha Tirakoobka Dalka & Isticmaalka Xogaha Rasmiga ah
Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya (Somalia National Bureau of Statistics) waxa ay sanadihii lasoo dhaafay ku howlaneyd dadaallo la xiriira uruurinta xogaha rasmiga ah ee dalka oo ay kamid…
Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Qeyb Kamid ah Madasha Samatabixinta
25-kii Agoosto ee sanadkan, waxaa Muqdisho ku heshiiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qeyb kamid ah Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed. Qodobada heshiiska waxaa kamid ahaa in ay xubnaha…
Change in the Air or Status Quo? Somaliland and AUSSOM
There is currently an active campaign in the United States urging President Trump to recognize Somaliland. Meanwhile, the future of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia…
Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir, taas oo iftiimineysa ilaha dakhli ee Gobolka Banaadir, sharciga uruurinta canshuuraha, hannaanka…
Dastuurka, Doorashooyinka & WadahadalladaDowladda Federaalka & Mucaaradka
Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddo socotay. Inkastoo gunaanadkii ay kasoobaxday in ay gogosha furan tahay, kulankii ugu ballaarnaawaxaa Muqdisho lagu qabtay…
Frequently Asked Questions
Maamul Wanaag has published 73 episodes since August 2021, covering topics in Government.
Maamul Wanaag is currently highly active with new episodes every 2 weeks. Average episode length is 39m.
Sign up on Grep.FM to access contact details for Maamul Wanaag, including email and social media links.
Similar Podcasts
Stay Tuned with Preet
Preet Bharara
1,001 episodes
The Preamble
Sharon McMahon
493 episodes
Runaway Country with Alex Wagner
Runaway Country with Alex Wagner
72 episodes
The Ezra Klein Show
New York Times Opinion
5 episodes
Breaking Points with Krystal and Saagar
iHeartPodcasts
1,561 episodes
The Lincoln Project
The Lincoln Project
600 episodes