Publishing Details
Contact & Outreach
About This Podcast
Somalia faces multiple governance challenges. The country is recovering from years of conflict, lawlessness and weak administration. Understanding and improving governance in Somalia is one of the core missions of Somali Public Agenda. Join Mahad Wasuge, SPA Executive Director, and his guests who will delve deep into governance issues in Somalia in the Maamul Wanaag podcast.
Social Media
Explore Statistics
Recent Episodes
Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research
State-building efforts in Somalia have faced persistent challenges for decades. In this episode, we speak with a leading researcher from the London School of Economics about the realities of…
Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM
Howlgalka nabad-ilaalinta AUSSOM waxa uu Soomaaliya ka shaqeynayay tan iyo sanadkii 2007. Waa kid kamid ah howlgallada nabad ilaalin ee ugu wakhtiga dheer. Inkastoo ay jireen dadaallo kala duwan oo…
S1E66 Casharrada Laga Baran Karo Doorashooyinkii Dhacay 1954 ilaa 1969
Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad doorasho. Dhawaan dadka ku nool Muqdisho ayaa qaarkood ka qeyb galay doorasho gole deegaan oo Muqdisho laga qabtay kadib muddo ka badan 55 sano. Maxaa casharro…
S1E65 Saameynta Aqoonsiga Israel ee Somaliland ku yeelan karo Somaliland, Soomaaliya & Gobolka
Israel ayaa dhamaadkii 2025 aqoonsatay Somaliland. Somali Public Agenda (SPA) ayaa daabacday warbixin gorfeyneysa sababaha loo maleyn karo in ay keeneen aqoonsiga, iyo saameynta uu ku yeelan karo…
S1E64 Hannaankii Midowga Gobollada Waqooyi iyo Koonfur & Dhismihii Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960)
Israel ayaa 25-kii Disembar 2025 aqoonsatay Somaliland. Doodda Somaliland 34-tii sano ee ugu dambeysay waxa ay ahayd in ay ahayd dal madax-banaani qaatay 26-kii Juun 1960-kii kahor inta aanu ku…
Nooca Dowladnimada Miyay Naga Baahday? Tirada Siyaasiyiinta iyo Baaxadda Hay'addaha Dowladda
Wasiirkii hore ee Batroolka Soomaaliya oo hadda falanqeeya arrimaha siyaasadda iyo dowlad-dhiska Mohamed Mukhtar Ibrahim ayaa dhawaan qoray labo maqaal oo ka hadlaya metelaadda iyo baaxadda hay’adaha…
Jamhuuriyadda Saddexaad 25 Sano Kadib Shirkii Nabadda ee Carta
25 sano ayaa laga joogaa markii bishii August 2000 lagu dhisay Jamhuuriyadda Saddexaad ee magaalada Carta ee dalka Jabuuti. Shir lagu maamuusayo sanadguuradaas ayaa dhawaan lagu qabtay magaalada…
Maareynta Doorashooyinka Soomaaliya iyo Caqabadaha Ku Xeeran
Dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku jirtaa sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista dastuurka weli waa qabyo. Hannaanka doorashada waxa aanan qeyb ka ahayn…
Aqoonsi-u-raadinta Somaliland & Dadaallada Dowlad-dhiska Soomaaliya
Dalka Mareykanka waxaa ka socda dadaallo lagu raadinayo in uu Mareykanka u aqoonsado Somaliland dal ka madax-bannaan Soomaaliya. Dhanka kale dowladda federaalka ayaa wadda dadaallo loogasoo horjeedo…
Nidaamka Metelaadda Beelaha ee 4.5 & Xilalka Sarsare ee Soomaaliya
25 sano ayaa laga joogaa markii bishii August 2000 lagu dhisay Jamhuuriyadda Saddexaad magaalada Carta ee dalka Jabuuti. 4.5 in awoodaha loo qeybsado waxa ay kamid ahayd tiirarkii lagu dhisay…
Qorshaha Tirakoobka Dalka & Isticmaalka Xogaha Rasmiga ah
Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya (Somalia National Bureau of Statistics) waxa ay sanadihii lasoo dhaafay ku howlaneyd dadaallo la xiriira uruurinta xogaha rasmiga ah ee dalka oo ay kamid…
Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Qeyb Kamid ah Madasha Samatabixinta
25-kii Agoosto ee sanadkan, waxaa Muqdisho ku heshiiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qeyb kamid ah Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed. Qodobada heshiiska waxaa kamid ahaa in ay xubnaha…
Change in the Air or Status Quo? Somaliland and AUSSOM
There is currently an active campaign in the United States urging President Trump to recognize Somaliland. Meanwhile, the future of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia…
Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir, taas oo iftiimineysa ilaha dakhli ee Gobolka Banaadir, sharciga uruurinta canshuuraha, hannaanka…
Dastuurka, Doorashooyinka & WadahadalladaDowladda Federaalka & Mucaaradka
Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddo socotay. Inkastoo gunaanadkii ay kasoobaxday in ay gogosha furan tahay, kulankii ugu ballaarnaawaxaa Muqdisho lagu qabtay…
Shirkii Gogosha Wadatashiga Qaran & Natiijadii Ka Soo Baxday
16-19 June, 2025 waxa Muqdisho ka qabsoomay Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu fidiyay madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud bishii Maarso ee sanadkan. Gogosha waxaa ka qeybgalay siyaasiyiin, ururro…
Turkey in Africa: Influence, Strategy, and Mediation in the Horn
Nearly two decades after beginning its engagement with the continent, Turkey has emerged as one of the most active extra-regional actors in Africa. Its influence is particularly evident in the Horn…
Geeddi-socodka Dowlad-dhiska Soomaaliya, Dib-u-eegista Dastuurka & Doorashooyinka
Dowladda federaalka Soomaaliya waxaa u billowday sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista dastuurka weli waa qabyo. Wakhtiga harayna waxa ay u muuqdaan in ay adag tahay in…
Arrimaha Deegaanka Puntland & Asalka Khilaafka Dowladda Federaalka & Puntland iyo Sida Loo Xallin Karo
Dadaallo la xiriira arrimaha deegaanka ayaa ka socdoPuntland. Sidoo kale, dowlad-goboleedka ayaa dagaal kula jirta ISIS. Dhanka kale, xiriirka dowladda federaalka & Puntland ayaa hakad ku jiray…
Wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Itoobiya ee Arrimaha Badda iyo Kaalinta Turkiga
12-kii December 2024, dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dalka Turkiga ku wada saxiixday heshiis loogu magacdaray Baaqa Ankara. Baaqa waxaa saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya & Raysal Wasaaraha…
Frequently Asked Questions
Maamul Wanaag has published 68 episodes since August 2021, covering topics in Government.
Maamul Wanaag is currently highly active with new episodes every 2 weeks. Average episode length is 39m.
Sign up on Grep.FM to access contact details for Maamul Wanaag, including email and social media links.
Similar Podcasts
Stay Tuned with Preet
Preet Bharara
1,001 episodes
The Preamble
Sharon McMahon
493 episodes
Runaway Country with Alex Wagner
Runaway Country with Alex Wagner
72 episodes
The Ezra Klein Show
New York Times Opinion
5 episodes
Breaking Points with Krystal and Saagar
iHeartPodcasts
1,561 episodes
The Lincoln Project
The Lincoln Project
600 episodes