Publishing Details
Contact & Outreach
About This Podcast
Podcasting 2.0 Features
Explore Statistics
Recent Episodes
World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka
Xulalka Mexico iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystey kulamadooda koowaad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, iyadoo dhanka kalena xulka Socceroos ee dalka Australia uu sii wado diyaar-garowga uu…
SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 12 June 2026
Halkna ka dhegeyso warka maanta oo Jimce ah 12 June 2026
Falanqaynta Horyaalka Kubadda Cagta Adduunka
Falanqayn xiiso leh oo ku saabsan cayaarihii kubbadda cagta adduunka oo bilaabmay. Labadii kooxood ee furay iyo xog ku saabsan garsoore Omar Abdiqadir Cartan oo Maraykanka laga soo celiyey iyo…
Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 12 June 2026
Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xilka la wareegey iyo gudaha Xamar oo lo'da laga mamnuucayo ayaa ka mid ah wararka Soomaalia ee maanta oo Jimce ah.
Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah
Daraasado dhowaan la sameeyey ayaa muujinaya in ku dhowaad kala bar dhallinyarada dalka Australia ay la tacaalayaan culaysyo dhanka nafta iyo maskaxda ah. Falanqayntan waxaanu ku eegeynaa sida…
SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Khamiis 11 June 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 11 June 2026
Are electric vehicles worth it in Australia?| Fuel in Focus - Australia Explained: Baabuurta EV-ga Australia ma u qalmaan in la iibsado?| Fuel in Focus
Electric vehicles are becoming more common on Australian roads as fuel prices remain unstable and more drivers look for cheaper ways to travel. Here's what you need to know if you are thinking about…
SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 10 June 2026
Wararka Arbacada waxaa ka mid ah: Iran oo loogu baaqay inay la shaqayso hay'adda kormeerta Nukliyeerka ee IAEA, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Victoria, Jess Wilson, oo sheegtay inay guuleysan karto…
Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 10 June 2026
Wararkii Soomaaliya ee Arbaco 10 June 2026 halkan ka dhegeyso.
Waalididiinta oo dowladda Ingriiskia ku adkaynaya in ay caruurta ka mamnuucaan baraha bulshada
Dalka Ingiriiska ayaa laga yaabaa inuu noqda dalkii ugu dambeeyey ee soo roga xannibaado waaweyn oo ku saabsan qaabka ay carruurtu u isticmaalaan baraha bulshada.
SBS Somali News: Warka Soomaaliga Talaado 9 June 2026
Hoggaamiyaha Victoria, Jacinta Allan ayaa sheegtay in aanay hoggaaminteedu cidhiidhi ku jirin. Ra'yi-ururin la sameeyeyna waxaa laga arkay in xisbiga Labor-ka ee Victoria doorashada November ee…
Dadka ku xiran xabsiyada ICE ee Maraykanka oo cuntada ka soomay iyo heerka is-dilkooda oo sarreeya
Warbixintani gaarka ah ee SBS Soomaali waxay daaha ka qaadaysaa xaaladda naxdinta leh ee ka jirta xabsiyada dadka la masaafurinayo lagu hayo ee Mareykanka (ICE). Fashil dhinaca caafimaadka maskaxda…
SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Isniin 8 June 2026
Iran ayaa wareegyo gantaallo ah u riddey dhinaca Israel. Ingiriiska, Jarmalka iyo Faransiiskuna waxay soo jeediyeen in la is hor-fadhiisiyo madaxweynayaasha Ruushka iyo Ukraine, si loo gaaro…
SBS Somali Friday Program: Barnaamkii Jimcaha 5 June 2026 oo dhan
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 5 June 2026 oo dhammays tiran
What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka?
Regular veterinary visits play an important role in keeping your pet healthy and happy. Find out what to expect at a veterinary clinic in Australia, from routine check-ups and vaccinations to advice…
SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 5 June 2026
Warka Jimcaha waxaa ka mid, Axmed Al Axmed, oo lagusoo dacweeyey inuu aabbihii darayo (Xuurto) ku qabtay, iyo Donald Trump oo tibaaxay inay sharaf u ahaan lahayd haddii u la kulmi lahaa hogaaamiyaha…
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 5 June 2026
Dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo wixii ay dhinacyadu ka yiraahdeen.
SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Khamiis 4 June 2026
Dowladda Federaalka Australia ayaa u jawaabtey Maraykanka oo ku daray dalal ay kusoo rogeen cashuuro dheeraad ah. Israel iyo Hesbollah-na waxay cusboonaysiiyeen heshiis xabbad joojin ah oo ay ku kala…
SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 3 June 2026
Wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah, 2 June 2026, halkan ka dhegeyso.
Somali News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 3 June 2026
Sheekh Shariif iyo iyo Xasan Khayre oo ka hadlay debed-bax loo ballansan yahay 4-ta June iyo Baydhabo oo bandow lagu lagu soo rogayo habeenkii.
Frequently Asked Questions
SBS Somali - SBS Afsomali has published 1079 episodes since December 2023, covering topics in Daily News, News.
SBS Somali - SBS Afsomali is currently highly active with new episodes hourly. Average episode length is 8m.
Sign up on Grep.FM to access contact details for SBS Somali - SBS Afsomali, including email and social media links.
Similar Podcasts
SvD Ledarredaktionen
Svenska Dagbladet
600 episodes
MÅNDAG
Johannes Finnlaugsson, Petrina Solange, Armann Hreinsson
485 episodes
Eriksson & Söderman
Analys av politik, samhälle och kultur ur ett svenskvänligt perspektiv.
195 episodes
Mitt i-podden
Mitt i
9 episodes
Mix Megapol Nyheter
RadioPlay
9,399 episodes
Kvartal Idag
Kvartal
278 episodes