Episodes 73
Avg. Duration 25m
Activity Highly Active
Since Sep 2024
Latest Episode May 2026

Publishing Details

Schedule
Weekly
Format
Episodic
Consistency
44%
Hosting
feed.podbean.com

About This Podcast

Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka ✍️ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha 🧠, iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa:

Sida loo abuuro caado qoraal 📓
Meesha iyo waxa aad qorayso 📍🖋️
Sida ugu habboon ee loo qoro 📝
Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan 💡, kaas oo ah furaha horumarka iyo guusha nolosha 🚀🏆.

Soo dhawaaw! 👋🎧

Explore Statistics

Recent Episodes

SE5ep5: Ma Shaahaa Mise Waa Sheeko Kale? | Safar!

May 14, 2026 33m

Bismilaah; Qaybtan Waxaan kaga sheekaynaynaa caadooyin, Xasuus, iyo Sida qalbigu mararka qaar ugu dheggan yahay wax ka qoto dheer inta aan is leenahay ama aragno.  Dhagaysi Wacan!

SE05ep4: Mushkiladdu ma teleefankaa mise weligeed ayay jirtay? | Safar!

May 07, 2026 43m

Bismilaah; Isku soo noqod wanaagsan dhamaan akhyaarta ku xiran Hab Fikirka Tarmuuska. Halkaan ka dhagaysi sheeko 130 sanno jirto, oo ka dheeho muhiimada Safarka adigoo u dhex maraya Qoraal iyo…

SE05ep3: Sidee Ayaad Naftaada Ula Hadashaa? (6 Su’aalood oo Kuu Caddeynaya)

Apr 03, 2026 30m

Inta badan waxaan diiradda saarnaa sida aan ula hadalno dadka kale,
laakiin marar yar ayaan is weydiinnaa: sidee ayaan nafteena ula hadalnaa? Qeybtan, waxaan kula wadaagayaa 6 su’aalood oo fudud
oo…

SE05ep2: Some things are not Taught, they are Caught | Safar!

Mar 12, 2026 24m

Bismilaah; Xalqadan waxaan kaga hadlaynaa farqiga u dhexeeya The passive mind vs The observant Mind iyo mida ay tahay in aan ku dedaalno.  Dhagaysi Wacan!

SE05ep1: Hal caado oo aan qasab kugu ahayn — balse noloshaada dhisaysa | Marti: Abdikafi | Safar!

Feb 26, 2026 49m

Bismilaah;  Marti cusub! Horumarka dhabta ah ma aha inaad hal habeen guusha gaarto, ee waa inaad ogaato jihada saxda ah. U dabaalato dhanka hirku kaa xigo si aad si fudud, joogto ah, oo fog u gaarto…

Season 5 Trailer | Safar!

Feb 19, 2026 2m

Bismilaah;  Waa markale iyo kalkii 5.aad, kaalay oo safarkan cusub ka qayb qaado!

SE04: Final ep: Haddii Aadan Ogeyn Waxa Aad Raadineyso, Wax Qaldan Ayaad Ku Mashquuleysaa | Dhugatayee, Maxaad dhigi!

Feb 12, 2026 19m

Bismilaah; Haddii aadan ogeyn waxa aad raadineyso, waxaad ku mashquuli kartaa wax aan ku dhisayn. Qaybtan waa gunaanad ku saabsan jihada toosan, su'aalo sax ah, iyo shaqada gudaha ka hor inta aan wax…

SE04ep15: Sidee tahay? Ma Is waydiisay?

Jan 29, 2026 16m

Bismilaah;  Saakana waa su'aale , sidee tahay?

SE04ep14: Ma Akhrinta ayaa ku bedesha Mise Waxa aad akhrido?

Jan 22, 2026 18m

Bismilaah; Sanad walba waa nala yiraahdaa wax badan akhri, balse nalama baro sida si fiican wax loo akhriyo. Qaybtan, waxaan kula wadaagayaa isbeddelkii aan sameeyay 2025: ka guurista akhris aan…

SE04ep13: Takooridda Aan Ka Aamusanahay: Bulshada Soomaaliyeed 🪞🧠🖤 With Shamso Ahmed ┃ Dhugatayee Maxaad Dhigi!

Jan 15, 2026 33m

Bismilaah;  Takooriddu mar walba kama timaaddo dibadda — mararka qaarkood waxay ka dhex jirtaa bulshadeenna. 🪞 Qaybtan, waxaan si toos ah u eegaynaa sida kala soociddu uga muuqato dhexdeena: qabiil,…

SE04ep12: Waxaad Rumaysato Ayaad Noqotaa 🧠✨

Jan 08, 2026 12m

Bismilaah; Qaybtan waxaan ku eegaynaa saddex sheeko oo muujinaya awoodda rumaysadka (beliefs) 🧠 sida waxa aad aaminsan tahay ay run ay u noqdaan. Waxaan sidoo kale ka hadli doonaa sida rumaysad…

SE04ep11: Yaysan Kuu Raacin 2026 Caadooyinkii Ku Dilay 2025!

Dec 25, 2025 18m

Bismilaah; Duug dhammaan caadooyinkii ku dilay 2025. Ha u ogolaan inay kuu raacaan 2026. Hadda go’aanso qofka aad noqonayso, ka hor inta uu sannadku bilaaban.

SE04ep10: Maxay Noogu Adagtahay inaan dhahno "Waan ku jeclahay?" with Abdullahi | Dhugatayee, Maxaad Dhigi!

Dec 18, 2025 42m

Bismilaah; Qaybtan waxaan la sheekaystay Cabdullaahi oo nagala soo hadlaya dalkii hooyo, gaar ahaan Muqdisho. Wada sheekaysigeennu wuxuu iftiin saarayaa dhaqankeena Soomaaliyeed, waxa mudan in…

SE04ep9: 5-ta Nooc ee Kalsoonida, Midkee ayaa xoojin kaaga baahan? | Dhugatayee Maxaad Dhigi!

Dec 11, 2025 35m

Bismilaah; Qaybtan waxaan ku sharaxayaa 5-ta nooc ee kalsoonida si aan nafteena u baranno 😄💪. Maxay kala yihiin, sideese ku garan kartaa kuwa aad ku xooggan tahay iyo kuwa u baahan in la xoojiyo?…

SE04ep8: The Final 5 Weeks oo Go’aamiya Guusha Sannadka!

Dec 04, 2025 16m

Bismilaah;  Shanta isbuuc ee ugu danbaysa sanadka waxay la yimaadaan labo dareen midood. Culays ama Farxad iyo rayn rayn.  Suaal marka: Keebaad adigu hadda dareemaysaa? Sideese dareenkaa uga dhigi…

SE04EP7: Kan ilaasho, Kana Tuur! With Fadumo Hasan | Dhugatayee Maxaad Dhigi!

Nov 20, 2025 36m

Bisilaah; Qaybtan waxaan la fariistay Jacayl badan u haya dhaqanka Soomaaliyeed. Wada sheekaysigeennu wuxuu iftiiminayaa laba arrimood: 1) Hal dhaqan oo aynu jeclaan lahayn inuu sii noolaado. 2) Iyo…

SE04EP6: Sidee Awoodda Looga Qaadaa Fikirka Xun? 🧠✨ | Dhugatayee Maxaad dhigi!

Nov 13, 2025 44m

Fikir dib kuula haraya maa ku daaliyay? 🤔 Qaybtan cusub waxaan kaga hadlaynaa 3 qaab oo aad awoodda ugaga soo ceshan karto fikirka xun (Negative) 💫 Qalinkaga, codkaaga, iyo qof aad ku kalsoon tahay…

SE04EP5: Naftaada Baro, Ka Billow Fikirkaaga 💭 Qaybtii Kowaad | Dhugataye Maxaad Dhigi?

Nov 06, 2025 32m

Bismilaah; Inta ugu badan waxaan maqalnaa “Naftaada baro,” balse xaggee laga bilaabaa? Qaybtan waxaan aad u dhex jeexaynaa badweynta aqoonta nafta qayb ta ugu mudan oo ah fikirkaaga, codadka gudaha…

SE04EP4: Naftayda oon jeclaado, ma danaysi baa? 💞 | Dhugatayee Maxaad Dhigi

Oct 30, 2025 21m

Bismilaah; Markaan maqallo “Naf jaceyl” waxaan waagii hore u aaminsanaa inuu yahay kibir iyo kelinimo. Laakiin maanta waxan ogaaday inuu yahay bilowga ISBEDEL Ka 💫 Qaybtan waxaan ku falanqeynayaa…

SE04EP3: 🎙️ Naftaada Ma Jeceshahay? Haa, Hadaba fadhiga Ka Kac! | Dhugatayee Maxaad Dhigi

Oct 23, 2025 29m

Bismilaah; Mararka qaar fadhigu waa nasasho, laakiin haddii uu bato oo dheeraado, wuxuu dhalaa wax layiraahdo shalayso oo hadhoow nagu noqda bahal si arxan daro ah noo cuna.  ⏳ Dhageyso qaybtaan si…

Frequently Asked Questions

How many episodes does Hab Fikirka Tarmuuska have?

Hab Fikirka Tarmuuska has published 73 episodes since September 2024, covering topics in Education, Self-Improvement.

Is Hab Fikirka Tarmuuska still active?

Hab Fikirka Tarmuuska is currently highly active with new episodes weekly. Average episode length is 25m.

Similar Podcasts