Kabasho
Hamda Hussein
Publishing Details
Contact & Outreach
About This Podcast
Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸
Podcasting 2.0 Features
Explore Statistics
Recent Episodes
S2E16 Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed
Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' !Dhagaysi iyi dhaqan gelin…
S2E15 Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka
Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska…
S2E14 Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada
Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid…
S2E13 Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood
Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh.Dhagaysi wanaagsanKa…
S2E12 Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga
Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan?Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa…
S2E11 Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid
Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan?Xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsanKa falceli…
S2E10 Ep:10; The Scapegoat Child| Faquuqane
Weligaa ma iswaydiisay maxay ayaa mar walba laguugu canaantaa wax aadan samayn, laguugu oogaa danbi aadan gelin, laguu faquuqaa ee qoyskiina qaab aadan garanayn kaaga dhigay? yaraantaadii haddii aad…
S2E9 Ep:9; Re-Parenting Yourself| Dib Isu-Ababin
Kawaran haddii aad adigu dhayi karto nabar kasta oo yaraantii kaasoo gaadhay? Awooddaa hadii aad leedahay saw in aad adeegsato ma aha?Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊
S2E8 Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow
Waligaa xaaladdan heedaddoowga ah ma gashay? naftaada ma dayacday, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa in aad ka xuub-siibato.Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊
S2E7 Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah
Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay.Dhagaysi…
S2E6 Ep:6; Emotional Sponge| Muquurasho Dareen
Wali ma is waydiisay sababta ay dareemaha dadyowga kale kuu saameeyaan?Ka falceli xilqaddan 😊
S2E5 Ep:5; Hypochondria| Ka Cabsashada Cudurrada
Ka falceli xilqaddan 😊
S2E4 Ep:4; Paranoia| Buufis
Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊
S2E3 Ep:3; Neutralising Anxious Thoughts| Badhxidda Afkaaraha Cabsida
'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊
S2E2 Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan
Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊
S2E1 Ep:1; Self-Stigma |Summad-Ceebeed
Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay…
S2 HORDHAC:Season 2
Ka falceli xilqaddan 😊
S1E50 Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan…
S1E49 Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka…
S1E48 Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada? Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin…
Frequently Asked Questions
Kabasho has published 68 episodes since January 2022, covering topics in Health & Fitness, Islam.
Kabasho is currently highly active with new episodes every 2 weeks. Average episode length is 32m.
Sign up on Grep.FM to access contact details for Kabasho, including email and social media links.
Similar Podcasts
Timeless Conversations
Good Tree Institute
39 episodes
Women of Qurān
Rettilee Al-Quraan
14 episodes
Peaceful Mind
Mariam Salie & Munira Hoosain
7 episodes
Reflections & Realisations
Alveena Salim
15 episodes
Rest and Recreation
Michael Millward
82 episodes
Reflections & Realisations
Alveena Salim
13 episodes