Publishing Details
Contact & Outreach
About This Podcast
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast
Podcasting 2.0 Features
Explore Statistics
Recent Episodes
S4E73 #73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay…
S4E72 # 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey, xiriirka nafteena iyo midda qoyskeenaba.…
S4E71 #71: Dowrka aabaha ee qurbaha ku nool - wareysi Abdikeyf (Madaxa SOCOPA)
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka hadalnay dowrka aabaha ee…
S4E70 # 70: Doorka aabaha iyo barbaarinta caruurta - Wareeysi Dr. Abdirashid
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka wada hadalnay dowrka…
S4E69 # 69: Part 2 - Kor u qaad caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waa xalqadii labaad ee Live webinar ka aan soo jeedinay. Iyadoo aan kaga hadleynaa qeybtaan, hurdada iyo stress ka. Waxaan kaloo ka hadleynaa sidaad…
S4E68 # 68: Part 1 - Kor uqaad caafimaadkaaga iyo caafimaadkaaga qoyska
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Kusoo dhawaada xalaqadeenaan oo usoo jeedinay iyadoo Live Webinar ah. Waxaana kaga hadleynaa sida aad kor ugu qaadi lahayd caafimaadkaaga iyo caafimaadka…
S4E67 #67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada. Maxeey dhalinyaradu tabanayaan,…
S4E66 # 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waxaan usoo deynay Live. Iyadoo aan kaga hadalnay Aasaaska xiriirka lamaanaha, xalinta khilaafaadka, sideey lamaanaha isku caawin lahaayeen iyo…
S4E65 # 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo isticmaaleynaa xirfadeena…
S4E64 # 64: Hadafkeena bisha Ramadaan
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin kartaa.1. Ramadaankaan…
S4E63 # 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan. Xalaqadaan waxaan ka hadleynaa siduu…
S4E62 # 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri lahaa keligii. Waa xalqadii noogu dambeysay…
S4E61 # 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeenaan waxaan kusoo koobeynaa wareysi aan la yeelanay Muna Abukar oo ah occupational therapist (OT) iyo Anna Fäldt oo ah Speech therapist (ST).…
S4E60 # 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta autism ka iyo ADHD-ga leh. Waxaan kaloo ka…
S4E59 # 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadaan idinku haynaa wareeysi xiiso leh. Waxaan wareeysanay Zeynab oo ah cilmi nafsi ka shaqeeysa Xarunta caruura baahida gaarka leh - Autism…
S4E58 #58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Fasaxeena kuleelaha kadib waxaan idiin soo gudbineynaa taxano ku saabsan xaaladaha ama dabeecadaha neurodiverse ka ah. Waa maxay, maxaa sababa, sideen ku…
S3E57 #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay sidaan u xoojin leheen isku xirnaanta…
S3E56 #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan maanta idiin haynaa xalqad xiiso leh oo aan ku wareeysanay Sadia Abubakar Ibrahim oo ah clinical psychologist. Iyadoo nooga warameysa waa maxay…
S3E55 #55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax…
# 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo…
Frequently Asked Questions
Ladnaan Podcast has published 74 episodes since July 2020, covering topics in Kids & Family, Parenting.
Ladnaan Podcast is currently highly active with new episodes monthly. Average episode length is 38m.
Sign up on Grep.FM to access contact details for Ladnaan Podcast, including email and social media links.
Similar Podcasts
Focus on the Family with Jim Daly
Focus on the Family
100 episodes
Good Inside with Dr. Becky
Good Inside
101 episodes
The Longest Shortest Time
Hillary Frank | Realm
285 episodes
The Wellness Mama Podcast
Katie Wells
1,069 episodes
The Carpool with Kelly and Lizz
The Car Mom LLC / tentwentytwo Projects
372 episodes
Respectful Parenting: Janet Lansbury Unruffled
JLML Press
443 episodes