Ladnaan Podcast

Ladnaan Podcast

Fatumo & Sagal

Episodes 73
Avg. Duration 38m
Activity Highly Active
Since Jul 2020
Latest Episode Feb 2026

Publishing Details

Schedule
Monthly
Format
Episodic
Consistency
56%
Hosting
feeds.buzzsprout.com

Contact & Outreach

About This Podcast

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast

Podcasting 2.0 Features

soundbite txt

Explore Statistics

Recent Episodes

S4E72 # 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska

Feb 15, 2026 30m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey, xiriirka nafteena iyo midda qoyskeenaba.…

S4E71 #71: Dowrka aabaha ee qurbaha ku nool - wareysi Abdikeyf (Madaxa SOCOPA)

Dec 21, 2025 50m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka hadalnay dowrka aabaha ee…

S4E70 # 70: Doorka aabaha iyo barbaarinta caruurta - Wareeysi Dr. Abdirashid

Nov 14, 2025 58m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka wada hadalnay dowrka…

S4E69 # 69: Part 2 - Kor u qaad caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga

Sep 30, 2025 45m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waa xalqadii labaad ee Live webinar ka aan soo jeedinay. Iyadoo aan kaga hadleynaa qeybtaan, hurdada iyo stress ka. Waxaan kaloo ka hadleynaa sidaad…

S4E68 # 68: Part 1 - Kor uqaad caafimaadkaaga iyo caafimaadkaaga qoyska

Sep 30, 2025 33m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Kusoo dhawaada xalaqadeenaan oo usoo jeedinay iyadoo Live Webinar ah. Waxaana kaga hadleynaa sida aad kor ugu qaadi lahayd caafimaadkaaga iyo caafimaadka…

S4E67 #67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay

Aug 17, 2025 1h 7m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada. Maxeey dhalinyaradu tabanayaan,…

S4E66 # 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska

May 27, 2025 1h 2m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waxaan usoo deynay Live. Iyadoo aan kaga hadalnay Aasaaska xiriirka lamaanaha, xalinta khilaafaadka, sideey lamaanaha isku caawin lahaayeen iyo…

S4E65 # 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka

Apr 14, 2025 35m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo isticmaaleynaa xirfadeena…

S4E64 # 64: Hadafkeena bisha Ramadaan

Feb 09, 2025 28m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin kartaa.1. Ramadaankaan…

S4E63 # 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?

Jan 18, 2025 36m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan. Xalaqadaan waxaan ka hadleynaa siduu…

S4E62 # 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda

Dec 30, 2024 32m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri lahaa keligii. Waa xalqadii noogu dambeysay…

S4E61 # 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh

Nov 17, 2024 26m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeenaan waxaan kusoo koobeynaa wareysi aan la yeelanay Muna Abukar oo ah occupational therapist (OT) iyo Anna Fäldt oo ah Speech therapist (ST).…

S4E60 # 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh

Sep 23, 2024 42m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta autism ka iyo ADHD-ga leh. Waxaan kaloo ka…

S4E59 # 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe

Sep 01, 2024 36m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadaan idinku haynaa wareeysi xiiso leh. Waxaan wareeysanay Zeynab oo ah cilmi nafsi ka shaqeeysa Xarunta caruura baahida gaarka leh - Autism…

S4E58 #58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse

Aug 18, 2024 31m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Fasaxeena kuleelaha kadib waxaan idiin soo gudbineynaa taxano ku saabsan xaaladaha ama dabeecadaha neurodiverse ka ah. Waa maxay, maxaa sababa, sideen ku…

S3E57 #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska

Jun 11, 2024 1h 13m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay sidaan u xoojin leheen isku xirnaanta…

S3E56 #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I.

May 19, 2024 35m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan maanta idiin haynaa xalqad xiiso leh oo aan ku wareeysanay Sadia Abubakar Ibrahim oo ah clinical psychologist. Iyadoo nooga warameysa waa maxay…

S3E55 #55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka

Apr 21, 2024 24m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax…

# 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa

Feb 26, 2024 32m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo…

S3E53 # 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka

Feb 18, 2024 42m

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka. Waxaanu ka wada hadleynaa…

Frequently Asked Questions

How many episodes does Ladnaan Podcast have?

Ladnaan Podcast has published 73 episodes since July 2020, covering topics in Kids & Family, Parenting.

Is Ladnaan Podcast still active?

Ladnaan Podcast is currently highly active with new episodes monthly. Average episode length is 38m.

How do I contact Ladnaan Podcast for sponsorship or guest appearances?

Sign up on Grep.FM to access contact details for Ladnaan Podcast, including email and social media links.

Similar Podcasts