Episodes 68
Avg. Duration 18m
Activity Dormant
Since Mar 2023
Latest Episode Apr 2025

Publishing Details

Schedule
Weekly
Format
Episodic
Hosting
rss.buzzsprout.com

Contact & Outreach

About This Podcast

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. 


Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.

Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. 

Dhagaysi wacan. 

Podcasting 2.0 Features

soundbite txt

Social Media

Explore Statistics

Recent Episodes

S3 Cafimadka Maskaxda & Ramadanta

Apr 08, 2025 15m

Fariin ii reeb :)Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo  kale isbadalka…

S3E1 Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan

Mar 01, 2025 25m

Fariin ii reeb :)Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u…

Su'aalo & Jawaabo

Oct 08, 2024 24m

Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan…

S2E65 Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad

Jul 30, 2024 18m

Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan.Dhagaysi…

S2E64 Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad

Jul 23, 2024 25m

Fariin ii reeb :)Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'.…

S2E63 Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad

Jul 16, 2024 21m

Fariin ii reeb :)In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta…

S2E62 Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad

Jul 11, 2024 18m

Fariin ii reeb :)Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa…

S2E61 Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad

Jul 10, 2024 16m

Fariin ii reeb :)In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta…

Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad

Jun 25, 2024 23m

Fariin ii reeb :)Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo…

S2E58 Cabsida Go'aan Qaadashada

Jun 04, 2024 18m

Fariin ii reeb :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

S2E57 Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships

May 28, 2024 19m

Fariin ii reeb :)Add a descriptionhttps://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

S2E56 Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad

May 21, 2024 17m

Fariin ii reeb :) Ma ogtahay in marar badan  aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin?  Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin…

S2E55 Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad

May 14, 2024 23m

Fariin ii reeb :)Ma ogtahay in marar badan  aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin?  Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn…

S2E54 Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad

May 07, 2024 29m

Fariin ii reeb :)Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid…

Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad

Apr 30, 2024 16m

Fariin ii reeb :)Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid…

S2E52 Ixtiraamka Dadka Q-2aad

Apr 23, 2024 15m

Fariin ii reeb :)Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad…

S2E51 Ixtiraamka Dadka Q-1aad

Apr 16, 2024 17m

Fariin ii reeb :)Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad…

S2E50 Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka

Apr 09, 2024 17m

Fariin ii reeb :)Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi…

S2E49 Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage

Mar 26, 2024 23m

Fariin ii reeb :)Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid…

S2E48 Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad

Mar 19, 2024 21m

Fariin ii reeb :)Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo…

Frequently Asked Questions

How many episodes does Xidhiidhada Nolosha Podcast have?

Xidhiidhada Nolosha Podcast has published 68 episodes since March 2023, covering topics in Education, Health & Fitness.

Is Xidhiidhada Nolosha Podcast still active?

Xidhiidhada Nolosha Podcast is currently dormant with new episodes weekly. Average episode length is 18m.

How do I contact Xidhiidhada Nolosha Podcast for sponsorship or guest appearances?

Sign up on Grep.FM to access contact details for Xidhiidhada Nolosha Podcast, including email and social media links.

Similar Podcasts