Episodes 7
Avg. Duration 1h 5m
Activity Active
Since Dec 2023
Latest Episode Dec 2025

Publishing Details

Schedule
Every 2 Months
Format
Episodic
Hosting
feeds.acast.com

Contact & Outreach

About This Podcast

Boodhkastigani waa mid yoolkiisu yahey dadka in la gaadhsiiyo aragtiyaha kala duwan ee nolosha, dhaqanka iyo taariikhdaba.

Waxa barnaamijii lagu soo martiqaadi doona dadyaw kala duwan. Qof walba waxaan ka wareysan doono qeybta uu aqoonta u leeyahey.


Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Explore Statistics

Recent Episodes

Bariga Dhexe ee Casriga ah: Diin, Dawlad, Fikir iyo Isir

Dec 22, 2025 2h 51m

Qeybtan Hal-Wadaag waxaan wada sheekeysi dhinac badan taabanaya wada yeelaney Cabdifatah Barawaani. Cabdifataax waxaan ka wada sheekeysaney asalka ereyga Bariga Dhexe, taariikhda Bariga Dhexe ee…

Qarniyadii Dahabiga ahaa ee Islaamka (8–14aad)

Sep 03, 2025 1h 14m

Qarnigii 8aad ilaa 14aad waxa dunida Islaamka ka hanaqaaday casrigii Dahabiga ahaa ee Muslimiinta. Waa waqti ay horumar weyn ka sameeyeen cilmiga, falsafadda, caafimaadka, xisaabta, xiddigiska, iyo…

Fahamka Hanti-goosadka: Noocyada iyo Dhaliilaha Hanti-goosadka

Aug 25, 2025 1h 6m

Fahamka Hanti-goosadka: Dhaqaalaha, Noocyada iyo DhaliilahaQeybtan, Abdirnasir Ahmed wuxuu si qoto dheer uga hadlay dhaqaalaha guud. Wuxuu sharaxay asal ahaan nidaamka hanti-goosadka, sida uu u…

Shuruucda Soomaalilaan iyo saameeynta ay ku yeeshaan dumarka

Aug 18, 2025 1h 17m

Dumarka iyo Sharciga Somaliland Inkasta oo Dastuurka Somaliland uu si guud u dammaanad qaaday sinaanta muwaadiniinta, haddana dhaqanka iyo shuruucda qaarkood ayaa weli caqabad ku ah xuquuqda dumarka.…

Bar bilawgii Umawiyiinta

Feb 06, 2024 51m

Taariikhda Islaamka waa mid gun dheer qurux badan. Aniga iyo Cabdicasiis ayaan sheeko wadaag aheyn, kana sheekeysaney bar bilawgii Umawiyiinta iyo sababaha keeney iney Umayiintu hogaankoodu bilaabmo,…

Shuuciyada iyo taariikhda dhaqaalaha casriga ah

Jan 03, 2024 1h 1m

Dhaqaaluhu waa mid taariikh dheer leh, balse fahanka dhaqaalaha iyo aragtiyaha dhaqaaluhu waa mid inoo fududeyneysa fahanka bulshooyinka. Qeybtan Cabdinaasir oo falanqeeye dhaqaale ah ayaan ka…

Isbadalka Cimilada

Dec 25, 2023 58m

Isbadalka Cimilada waa mid ka mid ah isbadalada ugu weyn ee dhacaya wakhtigeenan. Markan Hal Wadaag waxa noo casuuman Injineer.Hodo Axmed Saxardiid oo ah khabiir ka hadla isbadalka Cimilada iyo…

Frequently Asked Questions

How many episodes does Hal-Wadaag have?

Hal-Wadaag has published 7 episodes since December 2023, covering topics in Arts, Religion & Spirituality.

Is Hal-Wadaag still active?

Hal-Wadaag is currently active with new episodes every 2 months. Average episode length is 1h 5m.

How do I contact Hal-Wadaag for sponsorship or guest appearances?

Sign up on Grep.FM to access contact details for Hal-Wadaag, including email and social media links.

Similar Podcasts